Burundi”Waxaan dib uga laabanay Go,aankii ciidamadeenna aan uga saari lahayn Howlgalka AMISOM ee Soomaaliya
Dowladda Burundi ayaa sheegtay in ay dib uga laabatay Go,aan keedii ahaa in ciidamadeeda jooga Soomaaliya kala bixi doonto kaddib ...
Dowladda Burundi ayaa sheegtay in ay dib uga laabatay Go,aan keedii ahaa in ciidamadeeda jooga Soomaaliya kala bixi doonto kaddib ...
Gelinkii dambe ee maanta ayaa damb xoogan waxaa uu qabsaday qeybo kamid ah suuq Bacaad oo ku yaala degmada Yaaqshiid ...
Wasiirka cusub ee Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdi Xaashi ayaa maanta xilka Wasaaradda si rasmi ah ...
Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Boostada, Isgaarsinta iyo Teknoloojiyadda Eng. Cabdi Canshuur Xasan ayaa maanta xilka kala wareegay Wasiirkii hore ee ...
Wasiirkii hore ee Wasaaradda arrimaha Gudaha Xildhibaan C/raxmaan Maxamed Xuseen Odowaa Ayaa Maanta Xilka Ku wareejiyey Wasiirka Cusub ee Wasaarada ...
Muqdisho, April 1, 2017------Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa saaka ka qeybgalay munaasabad uu xilka kula ...
Muqdisho, 01, April, 2017….Wasriika cusub W. Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiraxman Ducaale Bayle, ayaa saaka xilka kala wareegay ...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa barnaamijka Faaqidaada oo ka baxa Radio Muqdisho subax waliba marka laga reebo ...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaa halkan idinkugu soo gudbineynaa barnaamijka Wadajir oo ah barnaamij ka hadlaya xasilinta Soomaaliya, kaasi oo ay ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho