Qaramada Midoobay oo liiska cunaqabateynta ku dartay xubno ka tirsan Khawaarijta
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa go’aamiyay in cunaqabatayn lagu soo rogo saddex horjooge oo ka tirsan kooxda argagixisada ah ...
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa go’aamiyay in cunaqabatayn lagu soo rogo saddex horjooge oo ka tirsan kooxda argagixisada ah ...
Iyadoo wali ay socoto daabulidda Xujeyda Soomaaliyeed ee sanadkaan gudaneysa Waajibaadka Xajka ayaa waxaa magaalada Barakeysan ee Madiina ka ambabaxay ...
Munaasabadda xuska Maalinta Caalamiga ah ee isku furanka Adduunka ayaa waxaa ka qeyb galey Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, ...
Guddoomiyaha Guddiga Difaaca iyo dib u xoreynta Koonfurta Mudug Sheekh Cabdimanaan Sheekh Maxamed Cismaan iyo wafdi culimo ah oo uu ...
Ururka 161.aad guutada 16-aad kumandoska danab iyo Horinta gawarida gaashaman ee Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed, ayaa Howlgal Qorsheysan ka fuliyey ...
The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, H.E. Amb. Ahmed Moallim Fiqi Ahmed, received on Wednesday in his office ...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa maanta oo Arbaco ah, ku qaabilay xafiiskiisa ...
Guddoomiyaha Golaha shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyada Federalka Soomaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa caawa hoygiisa kulan kula qaatey Madaxweynaha ...
The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, H.E. Amb. Ahmed Moallim Fiqi Ahmed, revealed the Ministry’s advanced internal system ...
Wasiirka shaqada iyo arrimaha Bulshada xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Maxamed Cilmi Ibraahim iyo wafdi uu hogaaminaayo ayaa magaalada Doxa ee ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho