Jaaliyadda Soomaaliyeed ee wadanka Koofur Sudan ayaa ugu deeqday dadku ay abaartu saameysay lacag cadadeedu gareyso “ Boqol iyo Kow ...
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Wadanka Austria ayaa deeq lacageed oo gaareysa 8,500 (Sideed kun iyo shan boqol) oo dollar oo ah ...
Barnaamijka Dhacdooyinka Maanta waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda, waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay ...
Munaasabad lagu furayey Tantanka Qur'aanka ah ayaa waxaa ka qayb galay mas'uuliyiin ka tirsan Wasaaradda Awqaaafta iyo Arrimaha Diinta, culumaa'udiin ...
Guddiga Gurmadka Abaaraha Jubbaland ayaa sheegay in gobollada Jubbada Dhexe iyo Gedo ay ugu geeriyoodeen ku dhawaad 30 qof Abaarta ...
Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda G/Sare Maxmed Aadan "Koofi" ayaa gaaray Magaalada Kigaali ...
Bam gacmeed ayaa lagu weeraray xalay fiidkii guriga uu magaalada Jowhar ka dagan yahay nabadoon Shiiq Muuse oo ka mid ...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa fursado shaqo oo ka banaan guddiga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka Qaranka, hadaba ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho