Agaasimaha guud ee la dagaalanka Burcad Badeeda ee Maamulka Puntland oo xilka laga qaaday.
Madaxweyanaha Maamul Goboleedka Puntland ayaa xilkii ka qaaday agaasimaha guud ee la dagaalanka Burcad Badeeda deegaanada Putland mudane Cabdirisaaq Maxamed Dirir ...
















