Qaxooti SOomaali ah oo lagu qabtay xadka ay wadaagaan Kenya iyo Uganda
Ciidanka ilaalada xudduudaha Dalka Kenya ayaa Gacanta ku dhigay Lix Haween ah oo watay 16 Carruur Soomaaliyeed ah oo ka ...
Ciidanka ilaalada xudduudaha Dalka Kenya ayaa Gacanta ku dhigay Lix Haween ah oo watay 16 Carruur Soomaaliyeed ah oo ka ...
Doorashada xubnaha Aqalka sare ee Maamulka Hirshabeelle ayaa maanta lagu wadaa inay ka dhacdo magaalada Jowhar. Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle Sheekh ...
Hay`adda sirdoonka Mareykanka ee loo yaqaan Federal Bureau of Investigation (FBI) ayaa shaaca ka qaaday in ay soo af-jareen baaristii ...
-Qunsuliyada Guud ee Caden oo in mudda ah ku hawlanayd diiwaan galinta qaxootiga Soomaaliyeed ee ku Go’doomay dalka yemen, oo ...
Wasiirka Arrimaha gudaha iyo federaalka dowladda Soomaaliya C/raxmaan Odowaa iyo mas’uuliyiin kale ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu furayay jaamacad ...
Guddomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa waxaa uu maanta dhegax dhigay xabsiga dhexe ee gobolka Hiiraan oo dib u ...
Guddoomiyaha gobolka Shabeelaha Hoose Ibraaahim Aadan Cali (Najax) iyo wafdi uu hogaaminayo oo ku sugan magaalada Shalaanbood ee gobolka Shabeelaha ...
Xaruntan oo noqondoonta meel ay ku shaqeeyaan maxkamadaha iyo xeer ilaalinta, dadka maxkamaduhu xukumaana lagu hayndoono ayaa laga hirgalinayaa galbeedka ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho