Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed "Farmaajo" ayaa khadka teleefoonka kula hadlay Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan. Madaxweynaha ...
Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa si kal iyo laab ah uga mahadcelisay Dowladda iyo Shacabka Isutaga Imaaraadka Carabta (UAE) oo ...
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumada Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa si kal iyo laab ah ugu mahadceliyey Dowladda Turkiga ...
Agaasimaha gurmadka dag-dagga ah ee gobolka banaadir C/qani Max'ed ayaan ka wareysanay goor-dhow isagoo ku sugan Suuqa Bakaaraha si aan ...
Muqdisho, Abriil 20, 2017-----Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha ...
Akhristayaasheenna sharafta leh waxaan idiin soo bandhigeynaa fursado shaqo oo ka bannaan Aqalka sare Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Halkan Hoose Ka ...
Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Cosoble iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Buula-burde ee gobalka Hiiraan, xili halkaas ...
Wasaaradda Awqaafta iyo Diinta ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa dalka ka mamnuucday Kooxda la magacbaxday Al-saadicuun Bil-xaq, kuwaasi oo horaantii sanadkan lagu ...
Safiirka Soomaaliya ee dalka Kuwait Danjire Cabdulqaadir Amiin Sheekh ayaa munaasibad casho iyo sagootin ah ugu sameeyay xarunta safaaradda Wiilal ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho