Waasiir Maareeye “Dowladdu waxa ay ku howlantahay inay sharciga horkeento cidkasta oo tacadi u geysta suxuyiinta Soomaaliyeed”
Wasiirka Warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa ka hadlay maalinta Caalamiga ah ee ...
















