Kooxo burcad South Africaan ah ayaa habeenkii xalay ahaa waxa ay weerar ku qaadeen goobo ganacsi oo ay lahaayeen muwaadiniin ...
Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carteh ayaa soo dhaweeyay go’aanka Maxkamadda Caalamiga ah ee ICJ ay ...
Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ahna Gudoomiyaha Guddiga Gurmadka Abaaraha ee heer Qaran ayaa maanta ka guddoomay lacag dhan ...
Rai’isul Wasaarahaha Jamhuuriyadda Federaalka Soonaaliya, Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa soo dhaweeyay go’aanka Maxkamadda Caalamiga ee Garsoorka ee ku ...
Xaakimyada maxkamadda Cadaaladda ee Qaramada Midoobeey ayaa go'aan ku gaaray inay dhageysan karaan dacwadda ku saabsan murankaa badda ee u ...
Sideed musharax oo ka mid ah 24-ka Musharax ee u taagan qabashada xilka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ...
Munaasabad lagu maamuusayay furitaanka tartan aqooneedka dugsiyada sare ee mu'asasada Maka Almukarama ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho. Xafladdi furitaanka ...
Raiisal Wasaaraha dalka jarmalka Angel Meayaa ku tagtay booqasho hal maalin ah dalka Turkiga, isla markaana la kulantay Madaxweeyne Rajip ...
Maxkamadda Caalamiga ah ee Cadaaladda ee fadhigeedu yahay magaalada Hague, ayaa maanta go'aan ka gaari doonta diidmada horudhaca ah ee ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho