Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo Cambaareeyay Falkii lagu dilay dad Soomaaliyeed oo Marayay Xeebaha Yemen
Muqdisho, Maarso 18.2017------Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa Cambaareeyay falkii lagu duuqeeyay dad shacab ahaa oo ...
















