Daawo Sawirada:Safiirka Soomaaliya u fadhiya Djibouti oo casho sharaf u sameeyey Wafdi ka Socday Wasaaradda warfaafinta iyo dalxiiska ee Soomaaliya.
Safiirka Soomaaliya u fadhiya Djibouti, Cabdiraxmaan Cabdi Xuseen (Guulwade), ayaa hoygiisa safaaradda casho sharaf ugu sameeyaan wafdi ka socda wasaaradda ...
















