Madaxweynaha Hirshabeelle Oo U Hambalyeeyay Guddoomiyaha Baarlmaanka Ee Maanta La Doortay
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa hambalyo u diray Guddoomiyaha cusub ee baarlamanka 10-aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ...
















