Wafdigan Wasiirada ah ee ka tirsan Dowlad goboleedka Galmudug ayaa waxaa hogaaminayay Wasiirka Dekadaha iyo gaadiidka Badda dawlad goboleedka Galmudug ...
Madaxweynaha Dawlad goboleedka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta gelinkii danbe waxaa uu magaalada Gaalkacayo kula kulmay cuqaasha, nabadoonada ...
Akhristayaasheenna sharafta leh waxaan halkaan idiinkugu soo gudbineynaa hanaanka doorashooyinka Xildhibaannada gobollada Waqooyi ee Soomaaliya uga qeybgalayaan doorashooyinka labada aqal ...
Barnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa waxaa marti ku ahaa oo ka qeybgalay danjiraha ...
Madaxweynaha dalka Faransiiska Francois Hollande ayaa waraaqaha aqoonsiga ee safirnimo ka guddoomay safiirka cusub ee Soomaaliya u qaabilsan dalka Faransiiska ...
R/wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carteh ayaa shir gudoominayay kulan wadatashi ah oo u dhaxeeyay dowladda iyo ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay doorashooyinka Aqalka Hoose ee ka billowday Magaalada Cadaado ee ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka tacsiyeeyey geeridii ku timid Marxuum Dr Hassan Haji Ali Mire ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho