Sunday, May 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wakiilka Warbaahinta Qaranka ee Mudug oo deeq lacag ah gaarsiiyay gabar yar oo ku dhibaateysan degmada Ceel Guula

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Wararka
0
Waxgaradka iyo culumada magaalada Gaalkacyo oo kala qaadayo ciidamadii ku dagaalamay gudaha magaalada.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Deeqda lacageed oo ah 200$ oo uu ku soo taakuleeyay cajaa;ib oo ah gabar yar oo 13 jir ah isla markaana naafo ah muwaadin Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Bashiir Maxamed Xasan oo ku nool Dalka Denmark ayaa waxaa wakiilka warbaahinta Qaranka ee Gobalka mudug wariye C/risaaq Maxamed Axmed uu gaarsiiyay deeqdaan lacageed gabadhaan yar oo ku nool xero ka mid ah xeryaha ay kusoo barakaceen dadka ay abaaruhu saameeyeen ee ku yaala Degmada Ceel Guula Gobalka Mudug

Wariye c/risaaq Maxamed Axmed ayaana sheegay in deeqdaan lacageed uu kusoo sadaqeystay gabdhaan yar ee naafada ah ee lagu magacaabo Cajaa’ib Maxamed Nuur,  haddana ay geeriyoodeen labadii waalid ee dhalay, waxaana gabadhaani ay la nooshahay Ayeeyadeed oo lagu magacaabo Saaqo Horeeye oo iyadu ka mid ah dadka ku xoola beelay abaaraha ka jira Gobalka Mudug

Related posts

Musharrax Aadan Madoobe iyo mas’uuliyiin kale oo ka codeeyay Baydhaba

Musharrax Aadan Madoobe iyo mas’uuliyiin kale oo ka codeeyay Baydhaba

May 10, 2026
Shacabka deegaannada Koonfur Galbeed oo saakay u dareeray doorashooyinka qof iyo codka ah

Shacabka deegaannada Koonfur Galbeed oo saakay u dareeray doorashooyinka qof iyo codka ah

May 10, 2026

Gudoomiye ku xigeenka Arrimaha maamulka iyo maaliyada gobalka Mudug Axmed Maxamed Shirew (Qoodaar) ayaa isna gabadha yar gaarsiiyay gaari nooca loogu tala galay in ay isticmaalaan dadka naafada ah, Isagoo uga mahad celiyay Bashiir Maxamed Xasan deeqdaan lacageed ee uu usoo wakiishay wariye C/risaaq Maxamed Axmed oo soo gaarsiiyay gabadhaan yar.

Ugu danbeyna Saaqo Horeeye oo ah ayeeyada gabadhaan yar oo loogu dhiibay deeqda lacageed ayaa ka mahad celisay, iyadoo Alle uga bariday qofkii usoo dhiibay iyo intii soo gaarsiisay in uu ugu badalo wax ka kheyr badan intan.

Previous Post

Madaxweynaha Jabuuti oo dhagax dhigay xarunta safaaraddii Jabuuti ee Soomaaliya “SAWIRRO”

Next Post

Xafladda caleemo saarka Madaxweye Farmaajo oo soo gobo gabowday

Next Post
Xafladda caleemo saarka Madaxweye Farmaajo oo soo gobo gabowday

Xafladda caleemo saarka Madaxweye Farmaajo oo soo gobo gabowday

PRESS RELEASE;Federal Government Reaffirms Right to Peaceful Assembly and Warns Against Violent Political Mobilization

PRESS RELEASE;Federal Government Reaffirms Right to Peaceful Assembly and Warns Against Violent Political Mobilization

May 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-The Federal Government of Somalia reaffirms its full respect for the constitutional rights of citizens to peaceful assembly, expression,...

Musharrax Aadan Madoobe iyo mas’uuliyiin kale oo ka codeeyay Baydhaba

Musharrax Aadan Madoobe iyo mas’uuliyiin kale oo ka codeeyay Baydhaba

May 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Musharrax Madaxweyne, ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Madoobe, xildhibaanno iyo wasiirro ka tirsan XFS ayaa ka codeeyay magaalada...

Shacabka deegaannada Koonfur Galbeed oo saakay u dareeray doorashooyinka qof iyo codka ah

Shacabka deegaannada Koonfur Galbeed oo saakay u dareeray doorashooyinka qof iyo codka ah

May 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Shacabweynaha deegaannada Koonfur Galbeed waxaa si rasmi ah saakay uga bilowday doorashooyinka isku sidkan ee Golaha Wakiillada iyo Golaha...

DAAWO SAWIRRO:-Diyaar garowga doorashooyinka qof iyo cod ee gobolka Bakool

DAAWO SAWIRRO:-Diyaar garowga doorashooyinka qof iyo cod ee gobolka Bakool

May 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO(BAKOOL):-Shacabka deegaannada Koonfur Galbeed ayaa saaka u dareeray goobaha codbixinta loo asteeyay, si ay uga qayb galaan doorashada golayaasha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In