Mudanayaasha Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ku leh xaruntooda golaha Shacabka ee magaalada Muqdisho. Kulanka maanta oo qeyb ka ...
R/wasaaraha dalka mudane Cumar C/rashiid Cali Sharma'arke iyo mas'uuliyiin kale oo ka tirsan dowladda ayaa ka qeybgalay munaasabad lagu xusayay ...
Fariisin ay ciidamada XDS ku lahaayeen duleedka tuulada Masaajid Cali Guduud oo ka tirsan gobolka Sh/Dhexe ayaa xalay saqdii dhexe ...
Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdoğan, ayaa isbitaalka ku booqday dadkii ku dhaawacmay qaraxii shalay ka dhacay Magaalada Istanbul. Madaxweynaha Turkiga, ...
Afurka oo uu sameeyay safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya Danjire Jamaal Maxamed Xassan, waxaa ka soo qeyb galay xildhibaano ka ...
Tartan Cilmiyeedka bisha Ramadaan oo ay si wada jir ah u baahinayaan Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed ee SNTV ...
Akhristayaasha sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan ee Warbaahinta Qaranka wareegiisa koowaad iyo ...
Iyadoo lagu guda jiro maal maha hore ee bisha barakeysan ee Ramadan ayaa waxa isbadal laga daremayaa sicirka waxyaabah aas ...
Munaasabad uu soo qaban qaabiyey Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo lagu soo bandhigayay waxyaabihii laga qabtay goobaha Adeegyada Bulshada ...
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho