Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha oo kulan afur ah kala qeybgalay Jaaliyadda Soomaaliyeed Kenya jooga iyo Madax Kenyaan ah+SAWIRRO

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha oo kulan afur ah kala qeybgalay Jaaliyadda Soomaaliyeed Kenya jooga iyo Madax Kenyaan ah+SAWIRRO
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Afurka oo uu sameeyay safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya Danjire Jamaal Maxamed Xassan, waxaa ka soo qeyb galay xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Kenya oo ay ka mid ahaayeen xildhibaan Ilyaas Barre Shiil, Xildhibaan Yuusuf Xasan oo laga soo doortay xaafadda Islii, Senator Yuusuf Xaaji oo ah wasiirkii hore ee gaashaandhigga Kenya iyo xildhibaano kale.

Sidoo kale, kulanka waxaa ka qeyb galay R/wasaare ku xigeenka Soomaaliya Maxamed Cumar Carte, marwada madaxweynaha, wasiiru dowlaha arrimaha gudaha Soomaaliya Cabdirashiid Xiddig iyo xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya.

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

Madaxweynaha ayaa kulamo la qaatay masuuliyiinta kulankan ka qeyb gashay. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa socdaal 2 maalin ah ku jooga waddanka Kenya, wuxuuna maanta mar labaad la kulmi doonaa dhoggiisa waddanka Kenya Uhuru Kenyata.

kkk

ggggg IMG_1672 IMG_1711 IMG_1738 jjjjjj tttttt vvvvvvvvvv

Previous Post

Tartamayaasha degmada Baydhabo oo caawa u soo gudbay wareega labaad ee tartanka “SAWIRRO”

Next Post

Madaxweyne Erdogan “Waanu sii wadi doonnaa halganka aanu argagaxisada kula dagaalamayno”+Sawirro

Next Post
Madaxweyne Erdogan “Waanu sii wadi doonnaa halganka aanu argagaxisada kula dagaalamayno”+Sawirro

Madaxweyne Erdogan "Waanu sii wadi doonnaa halganka aanu argagaxisada kula dagaalamayno"+Sawirro

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In