Jaaliyada Soomaaliyeed ee ka soo jeeda Gobolada Jubbooyinka ayaa kulan xogwareysi ah la qaatay wasiirka Cadaalada Dastuurka iyo arimaha diinta ee Jubbaland.
Kulankan oo ay soo abaabushay hay'ada Somali American Leadership Council ,waxa uu ahmiyad u alahaa kasoo qeybglayaal badan oo xog ...
















