Ciidamada amniga oo howlgallo amni xaqiijin ah ka wada magaalada Jowhar
Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa ka hortagay weerar arbushaad ah oo xalay maleeshiyaadka ka tirsan Al-Shabaab ay ka sameeyeen xaafad ka ...
Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa ka hortagay weerar arbushaad ah oo xalay maleeshiyaadka ka tirsan Al-Shabaab ay ka sameeyeen xaafad ka ...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa barnaamijka Faaqidaada oo ka baxa Radio Muqdisho subax waliba marka laga reebo ...
Uqeybsanaha Qaramada Midoobay ee Soomaaliya oo lagu wareystay Barnaamijka Tubta Nabada ee ka baxo Radio muqdisho ayaa ka hadlay Muhiimada ...
Madaxweynaha Soomaaliya, ayaa maanta madaxtooyada ku qaabilay wefdi ballaaran oo uu hoggaaminayey taliyaha ciidammada Melatariga dalka Ugand oo Muqdisho yimid. ...
Ahmed Abuu Al-Qeyd oo ah Xoghayha Guud ee Jaamacadda Carabta ayaa soo dhaweeyay horumarka iyo guulaha laga gaaray Doorashadii ka ...
Diiwaangalinta Musharaxiinta Guddoonka Barlamaanka JFS ayaa maanta si rasmi ah uga bilaabatay Xaruunta Golaha shacabka ee Magaalada Muqdisho. Wararka ayaa ...
Doorashada Gudoomiyaha Ardayda Soomaaliyeed ee wax ka barata dalka South Africa sanadkiina la qabto halmar ayaa ka dhacday magaalada Johannesburg ...
Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa la wareegay deegaanka Mooro gaabeey oo qiyaastii 30 KM u jirta degmada Xudur ee xarunta ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho