Waxgaradka iyo culumada magaalada Gaalkacyo oo kala qaadayo ciidamadii ku dagaalamay gudaha magaalada.
Waxgaradka iyo culumaa'udiinka Magaalada Gaalkacyo ayaa la filayaa in ay maanta kala qaadaan ciidamada isku hor fadhiya galbeedka magaalada Gaalkacyo ...
















