Madaxweynaha oo ku bogaadiyay dowlad goboleedyada tallaabada ay ku soo gudbiyeen liiska musharixiinta Aqalka Sare ee doorashada 2016
Muqdisho, 9 October 2016 (Villa Somalia)—- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ku bogaadiyay dowlad goboleedyada Puntland, ...















