Saturday, May 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xildhibaanno ka qeyb galay dhallinyaro la barayo xirfado ay ku shaqeystaan “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Wararka
0
Xildhibaanno ka qeyb galay dhallinyaro la barayo xirfado ay ku shaqeystaan “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xildhibaano ka tirsan Barlamaanka Soomaaliya, guddoomiyaha Degmada Kaaran iyo mas’uuliyiin kale ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu furayey shaqa abuur ay xarunta dhiira gelinta Haweenka oo garab ka helaya Maamulka Degmada Kaaran u sameysay ku dhawaad 50 dhalinyarro oo labarayo farsamada gacanta.

Guddoomiyaha Xarunta Dhiira gelinta Haweenka Drs Fartuun Axmed Cumar iyo Guddoomiyaha Ururka Haweenka Degmada Kaaran Suldaano Axmed Maxamed  ayaa ka hadlay ahmiyada ay lee dahay in la dhiira galiyo haweenka.

Related posts

Taliska Ciidanka Xoogga Dalka oo war-saxaafadeed ka soo saaray weerarkii saaka ee magaalada Baydhaba

Taliska Ciidanka Xoogga Dalka oo war-saxaafadeed ka soo saaray weerarkii saaka ee magaalada Baydhaba

May 30, 2026
Guddiga Doorashooyinka oo Shaaciyay xubno ka dhimanaa Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed

Guddiga Doorashooyinka oo Shaaciyay xubno ka dhimanaa Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed

May 30, 2026

“Sidan wada og nahay haweenka waa laf dhabarka bulshada waxeyna horseed u yihiin dhaq dhaqaaq walbo oo ay bulshada ku horumarto sidaas ay tahay ma helaan dhiira gulin iyo farsado shaqo”

Guddoomiyaha Degmada Kaaran Cumar Meyre Macow ayaa dhankiisa sheegay in dhallinyarada iyo haweenka ay u baahanyihiin dhiira gelin iyo in loo abuuro fursado shaqo.

“Aad ayaan ugu faraxsanahay in haweenka kunool degmada Kaaran la dhabaro xirfado ay ku shaqeystaan si ay u helaan  fursado shaqo oo xirfadooda la xariira, waxaana loo baahan yahay in la sii dhiira geliyo taalabo kaste oo lagu horumarinayo wax soo saarka xirfada”ayuu yiri Guddoomiyaha degmada.

Xildhibaan  Yuusuf Ibraahim Afrax iyo Xildhibaan Dahabo Suusow Maxamuud oo munaasabada ka hadlay ayaa waxa ay maamulka Dagmada Kaaran iyo Xarunta Dhiira gelinta Haweenka ku amaaneen dhiira gelinta ay u sameynayan dhallinyarada degmadaasi ku nool, waxaana ay dhallinyarada heshay fursadan ugu baaqeen inay bulshada ugu adeegaan waxyaabaha ay bartaan.

vlcsnap-2017-01-06-20h27m47s161 vlcsnap-2017-01-06-20h27m47s161 vlcsnap-2017-01-06-20h27m56s18 vlcsnap-2017-01-06-20h28m11s110 vlcsnap-2017-01-06-20h28m29s65 vlcsnap-2017-01-06-20h28m50s53 vlcsnap-2017-01-06-20h29m01s157 vlcsnap-2017-01-06-20h29m18s58 vlcsnap-2017-01-06-20h29m44s62 vlcsnap-2017-01-06-20h30m04s16 vlcsnap-2017-01-06-20h30m10s84 vlcsnap-2017-01-06-20h30m34s52 vlcsnap-2017-01-06-20h31m13s206 vlcsnap-2017-01-06-20h31m25s61 vlcsnap-2017-01-06-20h31m36s175 vlcsnap-2017-01-06-20h31m52s74 vlcsnap-2017-01-06-20h32m00s150 vlcsnap-2017-01-06-20h32m40s32 vlcsnap-2017-01-06-20h33m01s1 vlcsnap-2017-01-06-20h33m27s7

 

 

Previous Post

Guddoomiyihii hore ee baarlamaanka oo deeq lacageed ugu yaboobay guddiga gurmadka abaaraha

Next Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso: warka Duhur ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Taliska Ciidanka Xoogga Dalka oo war-saxaafadeed ka soo saaray weerarkii saaka ee magaalada Baydhaba

Taliska Ciidanka Xoogga Dalka oo war-saxaafadeed ka soo saaray weerarkii saaka ee magaalada Baydhaba

May 30, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS) waxa uu bulshada Soomaaliyeed la wadaagayaa in Ciidanka Qaranka ay saaka aroortii fashiliyeen...

Guddiga Doorashooyinka oo Shaaciyay xubno ka dhimanaa Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed

Guddiga Doorashooyinka oo Shaaciyay xubno ka dhimanaa Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed

May 30, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddiga Doorashooyinka Qaranka ayaa shaaciyey liiska saddexda (3) xubnood ee ka haray xubnaha ku guulaystay kuraasta Golaha Wakiillada ee...

Soomaaliya iyo Ruushka oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga difaaca ee labada dal

Soomaaliya iyo Ruushka oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga difaaca ee labada dal

May 30, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cumar Cali Cabdi, oo booqasho shaqo ku jooga magaalada Moscow ee...

Dowladda Soomaaliya oo cambaareysay weerarradii ka dhacay dalka Kuwait

Dowladda Soomaaliya oo cambaareysay weerarradii ka dhacay dalka Kuwait

May 30, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay muujineysaa garab istaag buuxa oo ay la garab taagan tahay Dowladda walaalaha ah ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In