Gudoomiyaha degmada Hobyo ayaa dhagax dhigay Maxjar lagu xanaaneyo xoolaha oo dhismihiisu ka bilowday degmadaas.
Xilli dhaqdhaqaaq ganacsi uu ka bilowday degmada Hobyo ee gobolka Mudug ayaa ganacsatada Sooamaliyeed waxa ay bilaabeen inay mashaariic maalgashi ...















