Qunsulka guud ee Soomaaliya u fadhiya dalka Yemen Axmed Cabdi Suudaani ayaa sheegay in wajiga labaad ee lagu soo daad ...
Raiisul Wasaaraha oo ka Tacsiyeeyey Geeridii Xildhibaan Daahir Xaaji Geelle oo Xalay ku dhintay Garowe. Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka ee ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa si rasmi ah xarigga uga jaray wadada Shaqaalaha ee gobolka Banaadir ...
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carteh ayaa uga tacsiyeeyay qooyska, ehelka, asxaabta iyo dadka Soomaaliyeed geeridii ...
18-kii bishaan waxaa Is rasaaseyn ka bilaabatay xarunta ay ka dhaceysay doorashada Aqalka Hoose ee magaalada Jowhar, taasi oo ka ...
Munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay islamarkaana lagu xusayay maalinta macalinka Soomaaliyeed oo ku asteysan maanta oo ah ...
Xuska Maalinta Caruurta oo laga Xuso Caalamka ayaa Lagu Qabtay Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho,Iyadoo ay soo Agaasintay Wasaaradda Haweenka iyo Hormarinta ...
Allaha u naxariistee waxaa Xalay xilli danbe magaalada Garoowe ee Caasimada Dowlad Gobolleedka Puntland ku geeriyooday Xildhibaan Daahir Xaaji Geele ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee SoomaaliyaMudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Muqdisho ka furay shir hal maalin ah oo loogu ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho