Arday ku geeriyootay shil ku yimid Bas ay saarnaayeen dalka Mareykanka+Sawirro
Shil baabuur oo sababay dhimashada lix arday caruur ah ayaa ka dhacay magaalada Chattanooga, gobolkaasi Tennessee ee dalkaasi Mareykanka kaddib ...
Shil baabuur oo sababay dhimashada lix arday caruur ah ayaa ka dhacay magaalada Chattanooga, gobolkaasi Tennessee ee dalkaasi Mareykanka kaddib ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa ugu hambalyeey macalimiiinta Soomaaliyeed munaasabadda maalinta macalinka Soomaaliyeed oo ku began ...
Muwaadiin Soomaaliyeed oo tiradooda gaareysay Afar ayaa la sheegay inay ku dhinteen dab ka kacay dukaan ay dhex hurdayeen oo ...
Barnaamijka Dhacdooyinka Maanta waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda, waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay ...
Muqdisho, 21 November 216 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta xarigga ka jiray Wadada ...
Wefdigaan waxaa qayb ka ahaa guddoomiyaha gudiga qaxootiga iyo barakacayaasha Qaranka Soomaaliyeed Axmed Saahir Nuur, Wasiirka arrimaha gudaha Jubbaland Maxamed ...
Munaasabad lagu xusayay maalinta Macalinka Soomaaliyeed oo ku beegan 21-ka November oo maanta ku beegan ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho. ...
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carteh ayaa ka hadlay xuska maalinta Macalimiinta Soomaaliyeed ee 21 November. ...
Madaxweynaha Dawlad Goboleedka Puntland Dr; Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta ka qayb galay isu soo bax Roob doon ah ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho