Guddiga doorashooyinka Jubbaland oo sheegay in maanta la soo gabo gabeynayo doorashooyinka Aqalka Hoose
Guddiga doorashooyinka Jubbaland ayaa sheegay in maanta la soo afmeeri doono guud ahaan doorashooyinka Aqalka Hoose marka la dhameystiro saddex ...
















