Xaalada magaalada Baladweyne oo saakay Degan.
xaalada magaalada Baladweyne ee gobolka Hiiraan iyo deegaano hoostago ayaa lagu soo waramayaa in saakay aad u dagantahay isla markaana ...
xaalada magaalada Baladweyne ee gobolka Hiiraan iyo deegaano hoostago ayaa lagu soo waramayaa in saakay aad u dagantahay isla markaana ...
Magaalada Kismaayo ayaa maanta lagu qabtay laba kursi oo ka mid ah saddexdii Kursi ee ugu dambeysay tartanka doorashada Xubnaha ...
Dowladda Masar ayaa si loo horumariyo waxbarashada carruurta Soomaaliyeed waxa ay sheegtay in ay Muqdisho ka hirgelin doonto Iskuulaad Waxbarasho ...
Doorashadii Aqalka hoose ee ka socotay magaalada Garowe ee dowl-goboleedka Puntland ayaa maanta loo tartamay ilaa saddex kursi. Doorashada maanta ...
Xaliimo Yusuf Cali oo Qaxooti ku ah Dalka Turkiga ayaa mudo dhowr sano ah ku Xanuunsan Dalka turkiga gaar ahaan ...
Madaxweynaha Dawlad Goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa ka qayb galay aas magaalada Garoowe loogu sameeyey Illaahay ha'u ...
Wakiilka gaarka ee Qaramada Midoobay ee arrrimaha Soomaaliya, Danjire Michael Keating ayaa wareysi gaar ah oo uu siiyay Warbaahinta Qaranka, kaga ...
Xafladan Casho-sharafta ah ee marwada Madaxweynaha JFS Sahra Cumar Xasan ay u sameysay Cayaartoyuda iyo Maamulka kooxda Kubadda Cagta ee ...
Magaalada Baydhabo waxaa goordhow ka bilaban doona doorashada xubnaha Aqalka Hoose ee Baarlamaanka dalka, iyadoo shalay Baydhabo lagu soo doortay ...
Waxaa aad loo adkeeyay ammaanka goobaha ay doorashooyinka xubnaha Aqalka Hoose u matli doona Hirshabeelle ay ka dhici doonan maanta ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho