Wafdi uu hoggaaminayo Taliyaha Ciidanka xoogga oo gaaray Sh/Dhexe
Taliyaha ciidanka xoogga Dalka Soomaaliyeed S/gaas ibraahim Sheikh Muxudiin, oo uu wehliyo Taliyaha howlgallada gaarka ah ee ciidamada Mareykanka Colonel ...
Taliyaha ciidanka xoogga Dalka Soomaaliyeed S/gaas ibraahim Sheikh Muxudiin, oo uu wehliyo Taliyaha howlgallada gaarka ah ee ciidamada Mareykanka Colonel ...
G/Sare Axmed Khalliif Jiinow ayaa loo doortay Madaxweyne ku xigeenka Golaha Sharciga Military-ga Afrika ee u qaabbilsan gobolka Bariga Afrika. ...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya HE Dr. Ali Haji Adam ayaa shir guddoomiyey Kulan muhiim ah ...
Hay'adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ) iyo Hay'adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA) ayaa maanta si wadajir ah u qabtay kulan wadatashi ...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa qoraal ka soo baxay Golaha Mihnadlayaasha Caafimaadka Qaranka. La deg lifaaqa ...
Waxaa magaalada Abidjan ee dalka Ivory Coast lagu soo gabagabeeyay Kalfadhiga 10-aad ee gaarka ah ee Shirka Wasiirada Afrika ee ...
Taliyaha qaybta Booliska Gobolka Mudug Gaashaanle Sare Maxamud Cabdixakiin Yuusuf ayaa kulan la qaatay qaar ka mid ah warbaahinta ka ...
Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiqafaar Cilmi Xaange ayaa goordhowed Muqdisho ka furay shirka Wadatashiga Miisaaniyadda 2025-dalka. ...
Wadankii ugu horreeyay ee ay wax wada qabsadaan Shiinaha iyo dalalka ku yaal qaaradda Afrika ayaa ahaa Dalka Marooko, sanadka ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta booqday xarunta dhexe ee Shirkadda ganacsiga Huawei ee dalka Shiinaha ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho