Dowladda oo soo dhaweysay dib u bilaabashada mashaariicdii ka socotay Puntland
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxay soo dhoweyneysaa dib u bilaabashada mashaariicda horumarineed ee horay uga socday Puntland, oo ay ku ...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxay soo dhoweyneysaa dib u bilaabashada mashaariicda horumarineed ee horay uga socday Puntland, oo ay ku ...
Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyadda XFS mudane Maxamed Aadan Macalin Cali (𝗦𝗼𝗼𝗺𝗮𝗮𝗹𝗶) iyo Madaxa Bangiga Adduunka ee Soomaaliya Kristina Svensson ayaa ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qasriga boqortooyada ee Oslo kulan kula qaatay Boqolka Norway, Boqor Harald ...
Duqa Degmada Gaalkacyo Mudane Cabdiraxmaan Sheekh Xasan oo ay wehliyaan Xoghayaha Dowladda Hoose Mudane Cabdisalaan Sheekh Salaad iyo Agaasimaha Shaqada, ...
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya mudane Biixi Imaan Cige ayaa maanta daah-furay shirka dib-u-habeynta maaliyadda ee dowladda Soomaaliya iyo ...
Ciidanka xoogga dalka iyo geesiyaasha dadka deegaanka ayaa hawlgal sifayn ah ka sameeyay degmada Ruunirgood iyo deegaannada hoostaga ee gobalka ...
Taliyaha Ciidanka Lugta ee Xoogga Dalka Jeneraal Dayax Cabdi Cabdulle ayaa gaaray Degmada Ceeldheer ee Gobolka Galgaduud. Taliyaha oo kormeeray ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa ugu hambalyeeyay ciidamada geesiyaasha Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo ciidamada Jubbaland ...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa shir guddoomiyay kulan Magaaladda Kismaayo ee Caasimadda KMG ...
Ku simaha Guddoomiyaha G/Banaadir, ahna guddoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasaddaĀ Mudane Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh), ayaa maanta si rasmi ah ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
Ā© 2022 Radio Muqdisho
Ā© 2022 Radio Muqdisho