Boon Xersi oo ku geeriyooday Hargeysa
Allaha u naxariistee waxaa Xalay Gurigiisa oo ku yaalla Xaafadda Axmed Dhagax ee Magaalada Hargeysa ku geeriyooday Mujaajilliistihii weynaa ee ...
Allaha u naxariistee waxaa Xalay Gurigiisa oo ku yaalla Xaafadda Axmed Dhagax ee Magaalada Hargeysa ku geeriyooday Mujaajilliistihii weynaa ee ...
Labo gabdhood oo Soomaali ah ayaa lagu dilay Magaalada Ottawa ee dalka Canada , iyadoona meydka labadaan gabdhood lagu qariyey ...
Qaliinkaan oo dhinaca aragga ah ayaa waxaa ka faaiideystay qaar kamid ah dadka barakacayaasha ah ee ku nool magaalada Muqdisho, ...
Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya Jamal Maxamd Xasan ayaa ka qeyb galay Shirka 2-aad ee horumarinta ganacsiga Xaafada Islii ...
Roobabkii xilliga deyrta oo aan si wanaagsan uga di’in degaanada dhulka Miyiga ee Gobolka Bakool ayaa waxa ay arrintaasi ka dhalatay Biyo ...
Wasaaradda Howlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta waxaa ay Maanta xariga ka jartay sheybaarka lagu hubinayo Tayadda Qalabka Dhismaha mudo 25 ...
Akhristayaasheenna sharafta leh waxaan idiin soo bandhigeynaa fursado shaqo oo ka bannaan Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Halkan Hoose Ka Akhriso:- ...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa barnaamijka Faaqidaada oo ka baxa Radio Muqdisho subax waliba marka laga reebo ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho