Guddiga Doorashooyinka(GFHDD): “ma aqoonsan doono natiijada kuraasta hannaanka lagu doortay aysan waafaqsaneyn xeerka doorashooyinka”
War-saxaafadeed uu soo saaray Guddigga Hirgelinta Doorashooyinka Daban ayaa lagu sheegay inuu Guddigu aqoonsan doonin natiijada Kuraasta hannaanka lagu doortay ...
















