Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta gelinkii dambe saxiixay sharciga Axsaabta Siyaasada Dalka kaddib ...
Barnaamijka Dhacdooyinka Maanta waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda, waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay ...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Maalgashiga Soomaaliya Mudane Cabdisalaam Cumar Hadliye oo maanta Saxaafadda kula hadlay Magaalada Nairobi ee xarunta dalka ...
Qaramada midoobay ayaa warbixin bileedkeeda ay kasoo saarto xaaladda Soomaaliya, waxay kaga hadashay doorkan, ilaalinta xuquuqun insaanka, dhowrista xorriyadda hadalka ...
Danjiraha dowladda Soomaaliya u fadhiya wadanka Kenya ayaa ugu baaqay ganacsatada Soomaaliyeed in ay si nabad ah ugu ganacsadaan xaafadda ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan "Jawaari" ayaa Xarunta ...
Xildhibaan Mustaf Dhuxulow iyo Afahyeenkii hore ee madaxweenaha Eng. Cabdiraxmaan Yariisow ayaa habeenimadii xalay gaaray dalka Sudan, waxaa garoonka caalamiga ...
Waxaa Jaamacadda Caalamiga ee Soomaaliya ‘SIU’ shalay oo Sabti ah ka qalan jebiyey arday dhan 533 arday, kuwaasi oo bartay ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho