Kulanka Golaha Wasiirrada oo looga hadlay ilaalinta Wadajirka ummadda Soomaaliyeed
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa looga hadlay ilaalinta madax-bannaanida, wadajirka ummadda Soomaaliyeed, ...
















