Maamul jubaland oo hakinaayo qaxootiga ka soo laabanaayo dhadhaab..
waraka ka imaanayo mgaalada kismaayo ayaa sheegaya in maamulka jubbaland uu hakinaayo qaxootiga laga soo daabulaayo dhadhaab maadaama aysan heyn ...
waraka ka imaanayo mgaalada kismaayo ayaa sheegaya in maamulka jubbaland uu hakinaayo qaxootiga laga soo daabulaayo dhadhaab maadaama aysan heyn ...
Ku dhowaad 6,500 oo muhaajiriin ah ayaa maraakiibta ilaalada xeebaha dalka Talyaaniga waxaa ay ka badbaadiyeen xeebaha dalka Libya gaar ...
Munaasabadan lagu soo dhoweynayay safiirka Soomaaliya u fadhiya magaalada Washington ee caasimadda dalka Mareykanka Axmed Ciise Cawad, ayaa lagu qabtay ...
Degmada Shangaani ee Gobalka Banadir ayaa waxaa Caawa ku dumay Dhisme laba Dabaq ah oo ay daganaayeen Dad shacab ah ...
Horjooge Sare oo ka tirsanaa Al-Shabaab ayaa isku soo dhiibay Hay’adda Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA. Horjoogahaan oo ...
Shir ay manta 29/08/2016 iskugu yimaadeen Golaha Wasiirada Dawlad Goboleedka Galmudug ayaa waxaa looga wada hadlay qodobo ay kamid yihiin siyaasadda, ...
Taliyaha ciidanka Booliiska gobolka Banaadir Kornel Bishaar Abshir Geedi oo la hadlay Wakaalada wararka Soomaaliyeed ee SONNA ayaa sheegay in ...
Shirkadaha Dalalka Jabaan iyo Afrika ayaa magaalada Nayrobi ku kala saxiixday 73 heshiis Ganacsi, ujeedka heshiiskaasina waxa u yahay in ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho