R.Wasaaraha oo Tacsi u direy ehellada dadkii ku dhintay Qaraxii Maanta
Moqdisho, Aug , 30 , 2016….Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke ayaa si kulul u cambaareeyey qaraxii ...
Moqdisho, Aug , 30 , 2016….Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke ayaa si kulul u cambaareeyey qaraxii ...
Magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud oo hadda xarun KMG u ah dawlad goboleedka Galmudug ayaa waxaa ka bilowday ololaha doorashada ...
Saxiixa hashiiskan Dowladda Mareekanka ay Soomaaliya uga taageeyrayso tayaynta waxbarashada iyadoo u soo marayso Hay’adda horumarinta caalamiga ah ee USAID ...
Wasiirka Caafimaadka Xumaadda Soomaaliya ayaa booqday Isbitaalada Benaadir iyo Madiina halkaasi oo ah goobaha la geeyay dadkii ku dhaawacmay weerarkii ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari iyo Ra'iisul ...
Wasiirka Warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska ee xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo si toos ah Warbaahinta Qaranka ugala ...
Agaasimaha Isbitaalka Madiina Dr Maxamed Yuusuf ayaa sheegay in isbitaalka la geeyay 28 qof oo ku dhaawacantay falkii maanta ka ...
Wasaaradda arimaha Gudaha Dowladda Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in ay ka shaqeynayaan sidii culeyska looga qaadi lahaa Maamulka Jubaland. ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho