Monday, September 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dowladda Mareykanka oo Soomaaliya ka taageereyso dhanka tayaynta waxbarashada

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Dowladda Mareykanka oo Soomaaliya ka taageereyso dhanka tayaynta waxbarashada
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Saxiixa hashiiskan  Dowladda Mareekanka ay Soomaaliya uga taageeyrayso tayaynta waxbarashada iyadoo u soo marayso Hay’adda horumarinta caalamiga ah ee USAID  waxa goob joog ka ahaa Wasiirada Waxbarashada, Qorsheynta iyo Maaliyadda Soomaaliya, halka dowladda Mareykankuna ay joogeen Safiirka cusub ee Mareykanka u fadhiya Soomaaliya iyo madax ka socotay  Hay’ada USAID.

Safirka Mareykanka ee Soomaaliya Stephen Schwartz iyo kaaliyaha dhinaca maamulka Afrika ee hay’adda  USAID Linda Etim ayaa si wadajir ah u sheegay in mashruucan muhiimadiisu ay tahay kobcinta waxbarshada jiilka Soomaaliyeed ayna ku baxayso 64 milyan oo dolar, iyadoo wajiga koowaad kan ugu horeeya oo ay ku baxayso 17 milyan oo doolar maanta la saxiixay

Related posts

Maalinta Dalxiiska Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho

Maalinta Dalxiiska Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho

September 13, 2026
Kormeerka Baahiyaha Biyaha iyo Caafimaadka ee Deegaannada Galmudug

Kormeerka Baahiyaha Biyaha iyo Caafimaadka ee Deegaannada Galmudug

September 13, 2026

Wasiirka  waxbararashada iyo tacliinta sare ee Soomaaliya  Mudane C/qaadir Cabdi Xaashi ayaa ka hadlay ahmiyada mashruucan Dowladda Mareykanka ay ku taageerayso waxbarashada Soomaaliya.

“Hashiiskan waa uu muhiim waxbarashada Soomaaliya, dadaalo badan ayaana ku bixinay waan u mahad celinayna Hay’ada USAID oo taageerayso, waxaana rajaynayaa inuu wax badan ka badalo ololihiihi aan ugu jirnay Soo celinta tayada waxbarashada Soomaaliya .

Wasiirka Maaliyada Soomaaliya  Maxamed Aadan Ibraahim Fargeeti iyo Wasiirka Qorsheynta iyo xiriirka Caalamiga ah C/raxmaan Sheekh Yuusuf Cali Ceynte ayaa sheegay in hashiiskan uu muhiim yahay in dhalinyarada Soomaaliyeed ay heleyn waxbarasho lacag la’aan.

”Waan ku faraxsanahay mashruucaan muhiim u ah waxbarashada jiilka Soomaaliyeed waxaan u mahad celinaynaa hay’adda USAId iyo dowladda Mareykanka, waxaan kaga faaidaysan doonaa sidii waxbarasho lacag la’aan ah ay u heli lahaayeen caruurta Soomaaliyeed”

Previous Post

Wasiirka Caafimaadka oo sheegay in dhaawacyada cul culus dalka dibadiisa loo qaadayo

Next Post

Ololaha doorashada Xildhibaannada baarlamaanka oo ka bilowday Cadaado

Next Post
Qaban qaabada soo dhaweynta wafdiga madaxweynaha oo ka socota magaalada Cadaado

Ololaha doorashada Xildhibaannada baarlamaanka oo ka bilowday Cadaado

Maalinta Dalxiiska Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho

Maalinta Dalxiiska Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho

September 13, 2026
0

Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay munaasabad lagu xusayo Maalinta Dalxiiska Soomaaliya. Munaasabadda waxaa lagu...

Kormeerka Baahiyaha Biyaha iyo Caafimaadka ee Deegaannada Galmudug

Kormeerka Baahiyaha Biyaha iyo Caafimaadka ee Deegaannada Galmudug

September 13, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Galmudug, Cabdullaahi Maxamed Daahir Leedo, oo ay weheliyaan Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Galmudug, Daahir Faarax...

Wasiirka  Xannaanada Xoolaha, XFS oo kulan la qaatay Madaxa Hay’adda UNDP Soomaaliya

Wasiirka Xannaanada Xoolaha, XFS oo kulan la qaatay Madaxa Hay’adda UNDP Soomaaliya

September 13, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Xuseen Maxamed ayaa maanta kulan xoojinta iskaashiga iyo...

Madaxda Wasaaradda Gaadiidka XFS oo ka qeybgalay madasha isla-xisaabtanka waxqabadka Xukuumadda Dan Qaran

Madaxda Wasaaradda Gaadiidka XFS oo ka qeybgalay madasha isla-xisaabtanka waxqabadka Xukuumadda Dan Qaran

September 13, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Faarax Nuux, oo uu wehelinayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In