Sunday, October 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Caafimaadka oo sheegay in dhaawacyada cul culus dalka dibadiisa loo qaadayo

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
DAAWO SAWIRRADA: Saraakiisha ciidanka oo ka hadlay Qaraxii ka dhacay inta u dhexeysa Ilinka Madaxtooyada iyo Hotel SYL
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Caafimaadka Xumaadda Soomaaliya ayaa booqday Isbitaalada Benaadir iyo Madiina  halkaasi oo ah goobaha la geeyay dadkii ku dhaawacmay weerarkii maanta, ka dhacay aga gaarka Hotel SYL.

Mudane Maxamed Xaaji Cabdinuur ayaa dhaawacyada ku booqday qolalka ay ku jireen, waxaana uu ehelada dadkii ku dhaawacmay weerarka ka xogwareystay sida ay xaaladooda caafimaad tahay.

Related posts

Wasiiru-dowlaha  Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

October 4, 2026
Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

October 4, 2026

Agaasimaha isbitaalka Madiina Dr Maxamed Yuusuf ayaa sheegay in 28 qof oo dhaawacyo ah la soo gaarsiiyay isbitaalka, kuwaasi oo labo ka mid ah ay geeriyoodeen, halka lix kalena ay dib ugu laabteen guryahooda, iyadoo 20 kalena iminka lagu dabiibayay isbitaalka.

Wasiirka Caafimaadka ee Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xaaji Cabdinuur ayaa sheegay in dhaawacyada gudaha dalka wax looga qaban Karin xaaladooda caafimaad ay gacan ka geysanayaan sidii caafimaad dibadda ah loogu qaadi lahaa, isagoo shacabka uga tacsiyadeeyay dadkii falkaasi ku dhintay.

“Wasaaradda caafimaadka waxa ay diyaar u tahay in dhaawacyada daran loo qaado dalka dibadiisa, shacabkana waxaan u sheegeynaa in aan garabkooda taaganahay, oo aan la qeybsaneyno xanuunka” ayuu yiri Wasiirka Caafimaadka.

Previous Post

Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

Next Post

Dowladda Mareykanka oo Soomaaliya ka taageereyso dhanka tayaynta waxbarashada

Next Post
Dowladda Mareykanka oo Soomaaliya ka taageereyso dhanka tayaynta waxbarashada

Dowladda Mareykanka oo Soomaaliya ka taageereyso dhanka tayaynta waxbarashada

Wasiiru-dowlaha  Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

October 4, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa maanta...

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

October 4, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa xafiiska...

Galmudug oo digniin kasoo saartay roobab dabeylo wata oo lafilayo inay dalka ka da’aan

Galmudug oo digniin kasoo saartay roobab dabeylo wata oo lafilayo inay dalka ka da’aan

October 4, 2026
0

Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha ee Galmudug, gaar ahaan Waaxda Hydrometeorology, waxay soo saartay saadaasha roobabka ee muddada 04 ilaa...

Wasiirka Tamarta Galmudug ayaa kulan shaqo la qaatay Madaxa Mashaariicda Tamarta

Wasiirka Tamarta Galmudug ayaa kulan shaqo la qaatay Madaxa Mashaariicda Tamarta

October 4, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha ee Galmudug, Mudane Abdullaahi Maxamed Daahir, ayaa kulan shaqo la qaatay Madaxa Mashaariicda Tamarta...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In