Daawo Sawirrada: Madaxweynaha oo ka qeyb-galay Janaasada Askar ku shahiidday qaraxii shalay
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta ka qeyb-galay salaadii Janaasada askar ka tirsan ciimadda qalabka sida ...















