Maleeshiyaadka Shabaab oo dil naxariis darro ah ka geystay tuulada Biyo-caddo ee G/Sh/Dhexe
Malleeshiyaadka Shabaab ayaa deegaanka Biya-Cadde ee Gobalka Shabeellaha Dhexe waxa ay si naxariis darro ah ugu dileen sadex nin kaddib ...
Malleeshiyaadka Shabaab ayaa deegaanka Biya-Cadde ee Gobalka Shabeellaha Dhexe waxa ay si naxariis darro ah ugu dileen sadex nin kaddib ...
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carteh ayaa maanta kulan la qaatay madaxa howlgalka midowga Yurub ...
Golaha Wasiirrada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta si wada jira u go’aamiyay in lasii laba jibbaaro dagaalka lagula jiro kooxda ...
Daraasad cusub oo laga sameyay habka tinta loogu beero dadka bidaarta leh, ayaa soo saartay natiijo rejagelisay dadka bidaarta ka ...
Safiirada caalamka u fadhiya dalka Uganda ayaa saxiixay buugga tacsida Allaha u naxariistee Madaxweyne ku-xigeenka dowladii Kacaanka Sareeye Guud Maxamed ...
Madaxweynaha dowladda Masar ayaa warqadaha qoonsiga ka gudoomay ambasadoor Cabdiqani Maxamed Waceys oo dowladda Soomaaliya ay u magacowday in uu ...
Urur goboleed IGAD ayaa soo jeediyey in la da,dajiyo dhismaha maamulka Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe inta aan la gaarin doorashooyinka ...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa barnaamijka Faaqidaada oo ka baxa Radio Muqdisho subax waliba marka laga reebo ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho