C/kariin Guuleed:-“Talaabo Adag ayaan Ka qaadeynaa Maleeshiyaadka Jidgooyooyinka Dhigta Deegaanno Ka Tirsan Galmudug”
Madaxweyanaha dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug C/kariim Xuseen Guuleed ayaa ka hadlay jigooyooyin maleeshiyaad ay dhigteen deegaanno ka tirsan ...