Guddoomiyaha BJFS oo kulan la qaatay Guddoomiye Ku-xigeenkii hore ee Baarlamaanka Ciraaq
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi uu hoggaaminaayo ...















