RW Ku-xigeenka dalka oo Shir-guddoomiyay shirka horumarinta kaabayaasha dhaqaalaha Soomaaliya “SAWIRRO”
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carteh ayaa shir guddoomiyay shirka billaha ah ee horumarinta kaabayaasha dhaqaalaha ...
















