Madaxweynaha oo dowladda iyo shacabka Turkiga ugu hambalyeeyay maalinta qaranimada dalkaasi+Sawirro
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka qeybgalay munaasabad lagu xusayay maalinta qaranimada jamhuuriyadda Turkiga oo lagu qabtay Muqdisho. Munaasabada oo ...















