Gollaha Wasiirrada oo meelmariyay Heshiis Iskaashi wada yesheen Dowladaha Soomaaliya iyo Norway
Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa meelmariyey dib-u-eegista Xeer-nidaamiyaha Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Dadweynaha iyo ...















