Natiijada doorashada madaxtinimada dalka Djibouti oo la filayo in caawa la shaaciyo
Doorashada madaxtinimada dalka Djibouti ayaa maanta ka socota guud ahaan dalkaasi iyadoo dadweynuhu ay si nabadgelyo ah codadkooda u dhiibanayaan. ...
Doorashada madaxtinimada dalka Djibouti ayaa maanta ka socota guud ahaan dalkaasi iyadoo dadweynuhu ay si nabadgelyo ah codadkooda u dhiibanayaan. ...
Barnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo SNTV ayaa looga hadlay mashruuca loogu magac daray ku dhiso dalkaaga ...
Dalka Jabuuti guud ahaan maanta waxaa ka billoowday doorashada madaxtinimada iyadoo dadku ay safaf dhaadheer ugu jiraan goobaha cod bixinta. ...
Wasiirka Maaliyadda XFS mudane Maxamed Aden Ibrahim Farkeeti iyo wafti u hogaaminayo ayaa dalka Baxrayn uga qayb galay shirkii sanadlaha ...
Ciidamada Booliska ayaa caawa gacanta ku dhigay gaari nooca Dadweynaha ee loo yaqaano Mini Bus oo uu saarnaa Qariga Hoobiyaha ...
Akhristayasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa sawirrada siminaarkii labaad ee saraakiisha ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo maanta si rasmi ...
Taliyaha qeybta 21aad ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Genaral Cabdi Axmed Faadaco oo ay wehliyaan Saraakiil ka tirsan kuwa CXDS ayaa ...
Wafdigan uu hogaaminayay Wasiirka Arrimaha gudaha iyo Federaalka ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odowaa oo ay wehiliyeen Wasiirka ...
Ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa Caawa Gacanta ku dhigay Gaari nooca Dadweynaha ee loo yaqaano Mini Bus oo uu saarnaa Qariga ...
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho