Golaha Shacabka oo soo buuxiyey xubin ka banaanatay guddiga dib u eegista Dastururka
Xildhibaanadda Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa u codeeyay Xildhibaan Qaasim Cabdikariin inuu buuxiyo xubintii ka banaaneyd guddiga ...















