Ra’iisul Wasaare Xamsa oo khudbad ka jeediyay shir madaxeedka Kuuriyada Koofureed iyo Afrika
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa khudbad uu ka jeediyay shir madaxeedka Kuuriyada Koonfureed iyo ...
















