Wasiir ku xigeenka Beeraha oo ka qeybgalay kulan looga hadlayay arrimaha doorashoyinka+Sawirro
Kulan ay soo qaban qaabiyeen jaaliyadda Yemen ee ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa Lagu taageeray arrimaha la xiriira doorashooyinka dalka ...
Kulan ay soo qaban qaabiyeen jaaliyadda Yemen ee ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa Lagu taageeray arrimaha la xiriira doorashooyinka dalka ...
Dibad bax balaaran oo looga soo horjeedo sheegashada Kenya ee qeyb ka mid ah baddeena Soomaaliya laguna taageerayay dadaallada dowladda ...
Banadir Regional Administration Somalia Urban Investment Project (SUIPP) - P150374 Country: Somalia Project: Somalia Urban Investment Project (SUIPP) - P150374 ...
Dibadbax lagu taageerayo dadaalka dowladda Federaalka ee ku wajahan dacwadda ka socota maxkamadda caddaalada adduunta ee ku saabsan muranka badda ...
Munaasabado kaladuwan oo lagu maamuusayo maalinta nabadda adduunka oo ku asteysan maanta ayaa lagu wadaa in lagu qabto magaalada Muqdisho, ...
Afar qareen oo caalami ah ayaa maanta bixiyay Jawaabta Soomaaliye ee ku wajahan diidmada Kenya ay dooneyso in ay isku ...
Maamulka Gobolka Banaadir oo soo Bandhigay Fursad Shaqo, Linkiga Hoose ka Aqriso Faahfaahinta iyo Shuruudaha laga doonayo cida Codsanaysa. Halkan ...
Ra'iisul-wasaaraha dawladda Federaalka Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharma'arke iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo oo ka kooban labada gole ee ...
Qaramada Midoobay ayaa maanta soo saartay warbixin ay ku tilmaameeyso in Shan Malyuun oo Soomaali ah aysan heli karin cunnada ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho