Magaalada Cadaado ayaa laga dareemayaa u diyaar garowga hanaanka doorashooyinka ee xildhibaanada aqalka hoose
magaalada Cadaado ayaa waxaa laga dareemayaa u diyaar garowga hanaanka doorashooyinka dalka gaar ahaan doorashada xildhibaanada aqalka hoose ee baarlamaanka ...
















