Saraakiil ka tirsan maxkamadda ciidamada qalabka sida oo shir ku saabsan kiisaska argagixisada uga qeybgalay Ethiopia
Saraakiil ka tirsan Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa ka qeybgalay shir looga hadlayay sida xogta argagixisada loogu bedelo caddeymo maxkamadda ...
















