Wasaaradda Maaliyadda DFS oo ku qabatay magaalada Nairobi kulan looga hadlayo midaynta dakhliga dalka
Nairobi, 18, July, 2016…..Wasaarada Maaliyadda ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa magaalada Nairobi isugu keentay khubaro ka socota maamul goboleedyada dalka ...
















