Guddiga Federaalka Hirgelinta Doorashada Dadban oo soo dhaweeyay xubnaha aqalka sare ee Galmudug
Mogadishu, 16 October 2016 - Guddiga Federaalka Hirgelinta Doorashada Dadban (GFHDD) waxaa uu soo dhaweynayaa una hanbalyeynayaa Dowlad Gobaleedka Galmudug ...















